aflaxquraan.com

Welcome to the Frontpage
Ogaysiis PDF Print E-mail
Tuesday, 04 October 2011 07:49

 

 

Dhamaan Waxa la Ogaysiinayaa  Umadda Somaliyeed ee Ku Dhaqan Caalamka In loo Diyaariyay Hab cusub oo lagu Baryo Quraanka Kariimka ah Qof weyn iyo Qof yarba,Habkan oo loo adeegsanayo  Skype ama Live Stream  Online ah,  Adigoo ku sugan Gurigaaga Dhexdiisa,

Sidoo kale  maclimiin aqoon u leh barista diinta ayaa luguu hayaa kuwaas oo  khibrad dheeraad ah u leh barista caruurta iyo waayeelka,  ilaalinaya wakhtiga ay kula balamaan,  muhimadoodu tahay barashadaada iyo fahankaaga casharka •  diyaar u ah tolo iyo tusaale in ay kusiiyaan goorwalba, garanaya waajibka saran eemasuuliyad nimo, kusiinaya wakhti kugu filan ood kufahmi karto  casharka, hormood iyo tusaale u ah ubadka ay baryaan diinta, machadka al nuur aduu kuufuranyahay

 


Maadooyinka la dhigayo

 

1- Barashada Qur'aanka kariimka ah
2- Siiradii Nabiga (SCW)
3- Caqiida
4- Luuqada Carabiga
5- Fiqi
6- Xadiis

Haddii aad u baahan tahay inaad nala soo hadasho fadlan nagala soo xidhiidh


 

 

 


 

Mobile:+14245719638

 

line: +15672654555 

Email:  This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Last Updated on Wednesday, 04 January 2012 10:24
 

Who's Online

We have 3 guests online

Download Skype


Muxaadirooyinka sh mustafe xaaji ismail haaruun

Sh Mohamed Omer Dirir

You are here  :